Cali Guudlaawe oo ka degay Baladweyne iyo Madaafiic lagu garaacay garoonka

Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo wefdi balaaran oo la socday ayaa goordhaw gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan , halkaas uu ku tagay safarkiisii ugu horeeyay isaga oo Madaxweyne ah. Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif waxa akusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabelle iyo wefdigiis masuuliyiin kala duwan uu ugu horeeyay Madadxweyne kuxigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed … Continue reading Cali Guudlaawe oo ka degay Baladweyne iyo Madaafiic lagu garaacay garoonka